ARTICLES
-
Duqayntii Dhinaca Cirka Ee Lagu Burburiyay Hargeysa Iyo Burco 1988-Kii Magacyada Duuliyeyaashii Diyaaradahaa Waday Iyo Cidii Qandaraaska Qaadatay
Hargeisa:(Marsanews) mudo laga joogo 32-sano waxa maamulkii ka talin jiray somaliya ee uu hogaamiyaha u ahaa siyaad bare ay shacbiga ku dhaqan somaliland gaar ahaan hargaysa iyo burco u gaysteen...
Thursday, October 22, 2020
-
Daawo: Faalada Iyo Falanqaynta Todobaadka Ee Siyaasada Arimaha Dibada S/land
Hargeisa:(Marsanews) Mudooyinkan danbe xukuumada somaliland ayaa dardar galin xoogle ku samaysay siyaasadeeda arimaha dibada iyadoo ciyaartay door mihiima kadib isbadalo siyaasadeed oo gobolka ka soc...
Wednesday, August 5, 2020
-
Shirka Wada-hadalada S/land Iyo Somaliya Waxa Dabada Ka Riixayay Sadexnin Oo Doorashoyin Soo Wajahayaan
Hargeisa:(Marsanews) Somaliland iyo Somalia shirka dib la isugu soo hor fadhiisinayo xilli madaxweynaha Somalia M. A. Farmaajo waxa aan ka badnayn 5 bilood xilkiisa ka hadhsanyihiin maxaa keenay....
Sunday, June 14, 2020
-
Aqoon-yahan, Suxufi, Abwaan Iyo Madaxda Dhaqanku Ma Waxay Kala Garan La Waayeen Mucaaridada Shaqsiga Ah Iyo Qadiyada Masayriga Ah Ee S/land
Hargeisa:(Marsanews) Guud ahaan ba bulshada reer somaliland waxa jahawareer ku riday, rag sheegta aqoon-yahan, suxufi, awbaan iyo madax dhaqameed aad badiba moodo inay isaga qaldantay mucaaridadi...
Tuesday, April 7, 2020
-
Dhinacyadii Khilaafka Cakiran Ee Siyaasadu Ka Dhaxeeyay Sidee Ayay Ugu Kala Adkaadeen Hirdankii Labada Sano Ee Arimaha Gudida Doorashooyinka
Hargeisa:(Marsanews) Mucaaradka Iyo Muxaafidka oo iyagu mudo faro-badan ku loolamayay hirgalinta mabaadii kala duwan oo siyaasadeed oo mid kastaaba dhiniciisa, dadaal ugu jiray sidii ay tiisa noq...
Friday, December 20, 2019
-
Daawo: Maaga Iyo Cayda Oo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ay u Qaateen Inay Xeelada Siyaasadeed Tahay
Hargeisa:(Marsanews) Warbixin diirada ku qabatay sida xisbiga waddani uu uga aradan yahay siyaasada, islamarkaana daaha ka faydaysa in masuuliyiinta waddani ay xeelada siyaasadeed u yaqaanan maaga iy...
Friday, October 25, 2019
-
Shabakada Marsanews Waxay Hambalyo Diiran Hawada u Marinaysa Meherka Maxamed Cumar X C/lahi Iyo Marwadiisa Hibaaq Farxaan Ismaacil
Hargaisa:(Marsanews) Maamulka iyo hawl-wadeenada shabakada wararka ee caalamiga ah marsanews.com, waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinaysa Meherka lamaanaha Maxamed C...
Friday, July 26, 2019
-
Daawo: Muuqalada Aragtida Xun Iyo Wax Qabad La’anta Dawlada Hoose Hargaysa
Hargaisa:(Marsanews) Muuqalka guud ee magaalada hargaysa ayaa indhuhu diidayaan qashinka meelkasta daadsan, taas oo ah shaqadii dawlada hoose ee hargaysa.
Halkan ka daawo muuqalka warbixintaa
...
Thursday, June 13, 2019
-
Daawo: Warbixin Kooban Oo Ka Hadlaysa Somaliland
Hargaisa:(Marsanews) Warbixin si kooban diirada u saaraysa somaliland iyo sooyaalkeeda nololeed ee bulshada reer somaliland.
Halkan ka daawo muuqalka warbixitaa
...
Thursday, June 13, 2019
-
Daawo: Xog Xasaasi Iyo Nuxurka Ay Xanbaarsantay
Hargaisa:(Marsanews) Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani Khadar yare oo xog sir ah laga helay ayaa kaga hadlaya arimo badan oo xasaasi ah.
Halkan ka daawo muuqalka xogtaasi
...
Thursday, June 13, 2019
-
Taariikhda Maalinta Boqran Ee 18may
Hargaisa:(Marsanews) Maalinta qaranimada madax-banaanida somaliland oo ah 18may ayaa dhamaan shacbiga reer somaliland gudo iyo dibadba ugu dabaal-degaan dib ula soo noqoshadii madax-banaanidooda
H...
Thursday, June 13, 2019
-
Daawo: Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Majalada Baadi-goob Iyo Horn Cable Tv
Hargaisa:(Marsanews) Warbixin aan diirada ku saari doono farqiga tabineed ee u dhaxeeya majalada baadi-goob oo iyadu baraha bulshada uga adeegta xukuumada taagta daran ee farmaajo Iyo telifishanka Ho...
Thursday, June 13, 2019
-
Ma Siyaasi Mise Afku-maal Aqoontiisu Dhawdahay
Hargaisa:(Marsanews) Waxaan shaki ku jirin in badiba siyaasiyiinta sabanku ay minqiyaas qaldan ka haystaan siyaasada fahankeeda oo xiliyada ay ku jiraan xayndaabka dawlada uun ay yihiin kuwo.
Halk...
Thursday, June 13, 2019
-
Qoyska Reer Sheekh Maxamed Axmed Waxay Tacsi u Dirayaa Qoyskii Ay Ka Baxday Marxumad Faadumo Aw Cali Good
Hargaisa:(Marsanews) Inaalilaahi wainaailayhi raajucuun, dhamaan Reer Sheekh Maxamed Axmed waxay tacsi tiranyo leh u dirayaan Ilma Xaashi Xuseen Xasan oo ay maanta hooyadood marxuumad Faadumo Aw ...
Wednesday, April 10, 2019
-
Qalinkii, Shiine Cilmi Kaahin’ Miyaa La Odhan Karaa Waa Wariye Qof Aan Dugsi Waxbarasho Galin, Miyaanu Gabiley Sumcad Dil Ku Aheyn
Hargaisa:(Marsanews) Sida la Xaqiijinayo Marna Kama uu Mid aheyn Wariyayaashii Aqoon ahaan Dhisnaa Islamarkaana, mudada ka hawlgali jirey Gobolka Gabiley Mana aha Talaabadan uu Qof Waliba Wariye ...
Sunday, March 10, 2019
-
Hadii Aynu Isku Qabiil Nahay Maaha Macnuhu Isku Aragti Baynu Nahay
Hargaisa:(Marsanews) Iinsaanku sidiisaba waxa uu ku hamiyaa waa guul iyo horumar uu ka gaadho hadafka uu nolosha ka leeyahay.
Waxa aan muran ku jirin kala duwanaanshaha aragtida bila-aadamku i...
Tuesday, February 26, 2019
-
Qalinkii, Maxamed Abdiraxman’ Sharafta Ciidanka Innaan Illaalino Waa Waajib Inna Saaran Shacab Ahaan Waxay Bacadka U-Tagaan Yihiin Sidii Ay Nabad Galyadeena u Sugi Lahaayeen
Sharafta Ciidanka Innaan Illaalino Waa Waajib Inna Saaran Shacab Ahaan Waxay Bacadka U-Tagaan Yihiin Sidii Ay Nabad Galyadeena u Sugi Lahaayeen Iyagoon Wax Ku Filanna Qaadan Waa Innaynu Qadarinaa...
Tuesday, January 15, 2019
-
Wajiga Cusub Ee Siyaasadda Arrimaha Dibadda Maraykanka Iyo Isbadalada Ka Socda Gobolka Maxaa Fursado Ugu Jira Somaliland?
Haatan ka hor, istiraatijiyadda siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraynkanka ee ku wajahan dunida inteeda kale, gaar ahaan dunida saddexaad waxa ay ahayd mid ay xuddun xoog u ahayd arri...
Thursday, December 13, 2018
-
Maamulka Shabakada Wararka Ee Marsamedia Waxay Hambalyo Meher u Diraysa Liibaan Cashuur Iyo Marwadiisa
Hargaisa:(Marsanews) Maamulka iyo guud ahaan hawlwadeenada shabakada wararka ee Marsanews.com waxay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinaysa Meherka Liibaam Omar Cashuur Iyo Hodan Mohame...
Thursday, November 22, 2018
-
Dengerously Unregulated” The Urgent Need For Demilitarization Over Sight And Reform Os S/land Police Force
The Republic of Somaliland is one of the safest countries in Africa despite the fact that it is not yet internationally recognized. It has achieved a level of peace and security that is the envy o...
Thursday, November 8, 2018
-
Hogaamiye Kasta Waxa Lagu Cabiraa Garaadkiisa Dadka Uu Isku Xeero’ Taariikhdiisana Iyagaa Tusaale u Noqda
Niccollo Machiavelli oo ahaa qoraa iyo faylasuuf loogu yeedho aabihii cilmiga siyaasadda ee casriga ah ayaa laga hayaa, “Habka ugu horreeya ee lagu qiimeeyo garaadka ruuxa xukunka hayaa waa in l...
Sunday, August 19, 2018
More Articles
|
LATEST NEWS
-
Madaxwayne Ku-xigeenka JSL Oo Laga Helay Xanuunka Covid-19
Hargeisa:(Marsanews) Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa sheegay in laga helay Corona Virus.
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylic ayaa q...
Monday, March 15, 2021
-
Qorshe Lagu Diyaarinayo Sidii Ururada Siyaasada Loo Furi Lahaa Oo Ka Socda Golaha Wakiilada
Hargeisa:(Marsanews) Golaha Wakiillada, ayaa dhaq-dhaqaajiyey qorshe wax ka beddel iyo kaabis ku samaynaya Xeer Lr. 14, Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Asxaabta Siyaasadda, kaas oo muddo Horyaalay Golahaasi.
Kaabista iyo Wax ...
Monday, March 15, 2021
-
Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Xanuunka Covid-19 Laga Helay
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Dr, Sacad Cali Shire oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa laga helay Cudurka halista badan ee COVID-19
Wasiir Sacad Cali Shire a...
Sunday, March 14, 2021
-
Xildhibaan Doonayey Inuu Su’aalo Waydiiyo Madaxweynaha Oo Loo Diiday Inuu Galo Xarunta Baarlamaanka
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-xoog), oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, kana tirsan Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay khudbad sannadeedkii Madaxweyne Muuse Biixi ...
Tuesday, March 9, 2021
-
Ma Ogtahay Musharaxa Golaha Deegaan In aan Xildhibaan Loogu Yeedhayn Oo Aanu Mushahar Lahayn, Hantidiisana La Diwaan Galin Doono Marka Uu Doorashada Ku Guulaysto?
Hargeisa:(Marsanews) Golayaasha Deegaanka ee la dooran doono bish May Sannadkan aynu ku jirno ee 2021, ayaa si weyn uga duwanaan doona Goleyaashii Deegaanka ee la doortay labadii xilli doorasho ee kala ahaa 2002-kii iyo 2012...
Monday, March 1, 2021
-
Cukuse Oo Ka Hadlay Warqada Danbi La’aanta Ee Musharaxiintu Ka Qayliyeen Iyo Saamaynta Qabyaalada Ee Arimaha Doorashooyinka
Hargeisa:(Marsanews) La Taliyaha Arimaha Doorashooyinka ee Madaxwaynaha Md, Cabdilahaai Maxamed Daahir (Cukuse) oo warfidiyeenka u waramayay ayaa ka hadlay arimo la xidhiidha shuruudaha musharaxiinta gaar ahaan warqada danbi la'a...
Saturday, February 27, 2021
-
Xoghaye Saamiya Fiishar Oo Ka Hadashay Ahmiyada Ciidamada Bilayska JSL Iyo Kaalinta Ay Bulshada Ugu Jiraan
Hargeisa:(Marsanews) Xoghayaha guud ee waqooyiga ameerika u qaabilsan xisbiga hogaaminta talada dalka ahaya ee kulmiye Marwo Saamiya Maxamed Ismaacil (Fiishar) ayaa qoraal ay soo saartay oo aanu nuqul ka mida helnay, ayay xog...
Friday, February 26, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan
Hargeisa:(Marsanews) Qaramada Midoobay, ayaa ka hadashay Ahmiyadda Gobolka Geeska Afrika uu u leeyahay Qaaradda Afrika iyo guud ahaan Caalamka.
Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ...
Wednesday, February 24, 2021
-
Gabadh Weriye ah oo Sheegtay In Ciidanka S/land Tacadiyo & Jidh-dil u Geysteen Iyada & Hooyadeedba
Hargeisa:(Marsanews) Gabadh ka mida suxufiiyiinta ka hawlgala magaalo madaxda jamuuriyada somaliland ee hargaysa oo warfidiyeenku ku booqday gurigeeda ayaa sheegtay in ciidamada bilaysku u gaysteen tacadi iyo jidh dil.
Halkan ...
Sunday, February 21, 2021
-
Shuruudaha Musharaxiinta Looga Baahan Yahay Oo Gudida Doorashooyinku Shaaciyeen
Hargeisa:(Marsanews) Iyadoo Ay Muddo 100 maalmood ah, ka hadhsan tahay Wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto Doorashooyinka gole-yaasha Wakiillada iyo deegaanka, Oo la filayo in ay dhacaan 31 bisha May.
Xili Ay ...
Sunday, February 21, 2021
-
Daawo: Muj, Siciid Shugri Oo Waraysi Lala Yeeshay Kaga Waramay Sidii Uu Halganka Ugu Biiray Iyo Arimo Kale Oo Xiiso Badan
Hargeisa:(Marsanews) Aqoon-yahan, mujaahid Siciid Shugri oo ka mida hormoodkii halgankii dibu-xoraynta dalka islamarkaana ah aqoon-yahan, ayaa warasi xiiso badan kaga waramay xiligii uu halganka ku biiray iyo waliba tibaaxo kooba...
Wednesday, February 17, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo Maanta Dhaqan Geliyey Waqtiga Doorashadu Dhici Doonto
Hargeisa:(Marsanews:(Marsanews) Xeer Madaxweyne: 03/02/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12/022021 uu maanta ku meel mariyey Cayimaadda maal...
Wednesday, February 3, 2021
-
Madaxweynaha JSL Oo Qaabiley Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
Hargeisa:(Marsanews) War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska af-hayeenka madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland, Maxamuud Warsame Jaamac, oo soo gaadhay shabakada wararka ee marsanews, ayaa u dhignaa sidan:
Madaxweynaha Jamhuur...
Wednesday, February 3, 2021
-
Golaha Guurtidda JSL oo Wax ka bedel ku Sameeyay Go’aankii Mudo Kordhinta Golaha Wakiilladda
Hargeisa:(Marsanews) Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland oo fadhi aan caadi ahayn yeeshay ayaa is waafajiyay Wakhtiga ay gudiga Doorashooyinku u cayimeen qabsoomida Doorashada Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka iyo Goâ€...
Tuesday, February 2, 2021
-
Qudbadii Madaxwayne Biixi Ee Maanta Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Arimaha Doorashooyinka
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi oo qudbad dheer ka jeediyay munaasibadii xuska 27-guurada aasaaska ciidamada, madaxwayne biixi ayaa ku dheeraaday arimaha doorashooyinka badhtamaha sa...
Tuesday, February 2, 2021
-
4 Qof oo ku geeriyooday Walxaha Qarxa Gobolka Saaxil
Hargeisa:(marsanews) Maamulka gobolka degmada Berbera iyo saraakiil katirsan ciidanka Booliska ayaa sheegay in muddooyinkii u dambeeyay 4 qof ay u geeriyooodeen waxyaabaha qarxa ee dhulka hoostiisa ku jiray kuwaas oo ay taabt...
Saturday, January 30, 2021
-
Qatar calls for investigation in case of Somali youth tricked into fighting in Eritrea
Hargeisa:(Marsanews) Anger as several young Somali men who had been told they’d been offered jobs as security men in Qatar only to be sent to fight in a war in Eritrea. Doha demands an investigation.Â
A Somali man whoâ...
Friday, January 29, 2021
-
Wajiga 2aad ee Qaab Dhismeedka Casriyaynta Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dawlada Oo La Daah-furay
Hargeisa:(Marsanews) Hay’adda shaqaalaha dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta daah-furtey wajigii 2aad ee casriyaynta iyo qaab-dhismeedka wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda.
Munaasibadda daah-furkaasi waxa kas...
Sunday, January 24, 2021
-
Safiir Baashe Cawil Oo Kalmado Waano Iyo Dardaaran Isugu Jira Ka Yidhi Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka
Hargeisa:(Marsanews) Danjiraha Jamuuriyada Somaliland u fadhiya wadanka kenya, Baashe Cawil oo qoraal kooban ku soo daabacay barta uu ku leeyahay facebook, ayaa nuxurka qoraalkiisa uu ahaa mid daaran waano iyo dardaaran uu u...
Saturday, January 23, 2021
-
S/land Oo ka Qaybgashay Shir Lagu Xoojinayo Iskaashiga Ganacsi Ee Ingiriiska iyo Afrika
Hargeisa:(Marsanews) Danjiraha Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Kenya, Md. Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa ka qaygalay shir ay soo qaban qaabisay Waaxda ganacsiga ee dalkaasi oo Arbacadii toddobaadkii hore ay iskugu yimaadee...
Saturday, January 23, 2021
-
Maxkamada Sare Oo Wax Ka Bedal Ku Samaysay Qiimaha Magta, Qoonta, Iyo Meherka Dumarka
Hargeisa:(marsanews) Maxkamadda Sare JSL waxay soo saartay wareegto ujeedadeedu ku saabsan tahay wax ka bedel ay ku sameysay qiimaha Magta, Qoomaha iyo Meherka dumarka ee dacwadaha Maxkamaddaha soo gala waana sidan:-
1: ...
Thursday, January 21, 2021
-
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Falanqeeyey Arrmaha Doorashooyinka Dalka.
Hargeisa:(Marsanews) Fadhigii 70aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadd...
Thursday, January 21, 2021
-
370 ka mida Askartii Soomaalida ee Tababarka loogu diray Dalka Eritrea oo lagu laayey Dagaalkii Tigray iyo Cadeymo la helay
Hargeisa:(Marsanews) Taliye ku xigeenkii hore ee hey’adda NISA Cabdisalaan Guuleed ayaa sheegay inuu helay xog sheegeysa in askartii Soomaaliyeed ee tababarka loo geeyey dalka Eritrea ay qaarkood ku dhinteen, kuwo kalena ku...
Monday, January 18, 2021
-
Xisbiyada Qaranka JSL Oo Si Wada Jira Uga Hadlay Mudada Doorashooyinka Ee Ay Komishanku Cayimeen
Hargeisa:(marsanews) Hoggaanka sare ee saddexda xisbi qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si wada-jir ah u soo dhaweeyey maalinta ay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranku u cayimeen inay dalka ka qabsoomaan doorash...
Sunday, January 17, 2021
-
Gudida Doorashooyinka Oo Madaxwaynaha u Soo Gudbiyay Wakhtiga Ay Qabsoomayaan Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deeganka
Hargeisa:(Marsanews) Gudida doorashooyinka qaranka, ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi u soo gudbiyey warqad sumaddeedu tahay Tix: KDQ/XK/002/2021, taas oo ka turjumaysay cayimaadda wakhtiga do...
Saturday, January 16, 2021
-
World Bank Restructures The Civil Service Strengthening Project Due To Financial Gap
Hargeisa:(Marsanews) The Somaliland Civil Service and the World Bank have quietly restructured Civil Strengthening Project into a second phase for what the World Bank described as “closing the financing gap resulted from t...
Wednesday, January 13, 2021
More News
|
TOP NEWS
|
VIDEOS
|