marsanews.com
Biixi Iyo Farmaajo Oo Galabta Kulan Gaara Ku Yeeshay Addis Ababa
February 11, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Sida aanu wararka ku helayno waxa galabta kulan geer ah dhexmaray madaxwaynaha jmauuriyada somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madaxwaynaha somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Kulankan ayaa la sheegay inuu soo qaban qaabiyay raysal wasaaraha wadanka itoobiya Abiy Ahmed.

Sida ay wararku sheegayaan kulanka ayaa ahaa mid labada madaxwayne oo qudha ahaa oo aanay xitaa waftiyadii ay hogaaminayeen aanay ku wehelin balse biixi iyo farmaajo uun uu ku koobnaa, kulankaas oo la sheegay inuu qaatay mudo saacad iyo waxooga ah.

Ma jiro wax war rasmi ah oo ka soo baxay dhinacyada labada madaxwayne ee kulanka yeeshay.

Waa markii u horaysay ee ay kulan fool ka fool ah ay wada yeeshaan labadan madaxwayne ee biixi iyo farmaajo taniyo intii ay hogaaminayeen labada wadan ee ay kala matalaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews