marsanews.com
Boqortooyada Sucuudiga Oo Beenisay In Dhaxal-sugaha Wadankaasi jabsaday taleefoonka Jeff Bezos
January 22, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Dowladda Sucuudiga ayaa beenisay in dhaxal sugaha dalkaas, Maxamed Bin Salmaan uu ka dambeeyay dhac, loo geystay xogta telefoonka madaxa shirkadda Amazon, Jeff Bezos.

Farriin laga soo diray telefoon uu adeegsan jiray Maxamed Bin Salmaan ayaa loo adeegsaday in lagu jabsado telefoonka madaxa shirkadda Amazon, sida ay wararka sheegayaan.

Safaaradda Sucuudiga uu ku leeyahay Mareykanka ayaa eedeymaha ku tilmaantay ‘aarin aan macquul aheyn’ isla markaasna ku baaqday in la baaro.

Waxaa horey loo tebiyay in eedeymaha ay soo baxeen markii lala xiriiriyay Maxamed Bin Salmaan inuu ku lug lahaa dilkii qunsuliyadda Sucuudiga ee Istanbul loogu geystay weriye Jamaal Khaashuqji.

Jeff Bezos waa milkiilaha shirkadda weyn ee Amazon iyo wargeyska Washington Post.

Jeff Bezos ayaa xogtiisa la dhacay markii farriin looga soo diray WhatsApp-ka Maxamed Bin Salmaan, sida uu ku warramay wargeyska The Guardian.

Safaaradda Sucuudiga uu ku leeyahay Mareykanka ayaa beenisay eedeymaha loo jeediyay Maxamed Bin Salmaan, waxay ku baaqday in la baaro arrintaas.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews