marsanews.com
Cali Warancade’ Kursiga Nin Baa Ku Fadhiya Ee Aynu Sugno
December 31, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Cali Warancadde la taliyaha arrimaha siyaasadda ee madaxweyne Biixi ayaa Maxamuud Xaashi Cabdi uga digay in uu xilligan isu taago jagada guddoomiyaha xisbiga Kulmiye oo madaxweyne Biixi hayo.

Cali Warancadde oo la hadlaya Maxamuud Xaashi wuxuu yidhi “Aniga Iyo Maxamuud Xaashi-na Waxaan Leeyahay.

Nin baa Kursiga Ku Fadhiya ee yeynaan daaqadaha Ku Garaacin ee aynu sugno”.

Mar kale wuxuu Warancadde sheegay in uu leeyahay han ilaa heer madaxweyne ah “Nin Dhalinyaro ah baan ahay Timaha Ayuun baa I cadaaday mooye laakiin hankaygii Madaxwaynenimo wali waa taagan yahay, waxaan filayaa cid iga Dheereynaysaa Inaanay Jirin.”

Warancadde ayaa sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay telefishanka Bulsho.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews