SPORTS
-
Marxuumad’ Sahra Axmed Jaamac Oo Intii Ay Noolayd Ka Warantay Waayihii Iyo Taariikhdii Fankeeda
Hargaisa:(Marsanews) Ilaahay Ha U Naxariistee Sahra Axmed Jaamac waxa ay astaan u ahayd oo lagu xasuusan karaa marka aad maqasho Fanka iyo suugaanta Soomaalida, Sahra Axmed Jaamac oo loo yaqaano Quruxda Fanka Soomaalidu waa ti...
Thursday, April 5, 2018
-
Musharax Muuse Biixi Oo Khudbada Badashay Quluubta Shacabka u Jeediyey Bulshada Deegaanka Ceel Same
Hargaisa:(Marsanews) Gudoomiyaha xusbiga kulmiye ahna musharaxa jagada madaxwayne ee xusbigaas Mujaahid Muuse biixi cabdi oo bulshada deegaanka daad-madheedh ee ceel same u jeediyay qudbad quluubtooda taabatay.
Halkan ka daawo ...
Thursday, October 26, 2017
-
Xoghayaha Guud Ee Waqooyiga Ameerika Kulmiye Oo Bogaadin u Dirtay Bulshada G/Sool Iyo Sanaag Ee Sida Diiran u Soo Dhaweeyay Waftigii Kulmiye
Hargaisa:(Marsanews) Xoghayaha guud ee Waqooyiga Ameerika Marwo Saamiya Fiishar ayaa ugu horayn hambalyo iyo bogaadin hawada u marinaysa bulshada ku dhaqan deegaanada gobolada Sool iyo Sanaag, Sidii diiranayd ee ay waftigii mushar...
Monday, August 21, 2017
-
Xoghayaha Guud Ee Waqooyiga Ameerika Xusbiga Kulmiye Oo Mahadnaq u Diray Gudidii Toronto Iyo Afhayeenkii Guud Ee Waqooyiga Amerika Ee Dhawaan Xilalkii Ay Hayeen Ka Tanaasulay
Hargaisa:(Marsanews) Xoghaya guud ee laanta waqooyiga ameerika ee xusbiga kulmiye marwo. saamiya fiishar ayaa ugu horay mahadnaq u soo jeedisay gudidii toronto xusbiga kulmiye iyo afhayeenkii guud ee waqooyiga am...
Thursday, August 10, 2017
-
Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Bilaabay Bud-Dhiga Isku Xidhka Siyaasadda Gobolada Galbeedka
Hargaisa:(Marsanews) Wasirka wasaarada warshadaha Md, Shucayb muuse ayaa bilaabay hawl baaxadle oo uu isku xidh ku samaynayo siyaasada guud ee gobolada galbeedka.
Halkan ka daawo muuqalka warkaa
Marsamedia/office/ kala so ...
Saturday, July 29, 2017
|
|