TOP NEWS
-
Madaxwayne Ku-xigeenka JSL Oo Laga Helay Xanuunka Covid-19
Hargeisa:(Marsanews) Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa sheegay in laga helay Corona Virus.
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylic ayaa q...
Monday, March 15, 2021
-
Qorshe Lagu Diyaarinayo Sidii Ururada Siyaasada Loo Furi Lahaa Oo Ka Socda Golaha Wakiilada
Hargeisa:(Marsanews) Golaha Wakiillada, ayaa dhaq-dhaqaajiyey qorshe wax ka beddel iyo kaabis ku samaynaya Xeer Lr. 14, Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Asxaabta Siyaasadda, kaas oo muddo Horyaalay Golahaasi.
Kaabista iyo Wax ...
Monday, March 15, 2021
-
Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Xanuunka Covid-19 Laga Helay
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Dr, Sacad Cali Shire oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa laga helay Cudurka halista badan ee COVID-19
Wasiir Sacad Cali Shire a...
Sunday, March 14, 2021
-
Xildhibaan Doonayey Inuu Su’aalo Waydiiyo Madaxweynaha Oo Loo Diiday Inuu Galo Xarunta Baarlamaanka
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-xoog), oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, kana tirsan Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay khudbad sannadeedkii Madaxweyne Muuse Biixi ...
Tuesday, March 9, 2021
-
Ma Ogtahay Musharaxa Golaha Deegaan In aan Xildhibaan Loogu Yeedhayn Oo Aanu Mushahar Lahayn, Hantidiisana La Diwaan Galin Doono Marka Uu Doorashada Ku Guulaysto?
Hargeisa:(Marsanews) Golayaasha Deegaanka ee la dooran doono bish May Sannadkan aynu ku jirno ee 2021, ayaa si weyn uga duwanaan doona Goleyaashii Deegaanka ee la doortay labadii xilli doorasho ee kala ahaa 2002-kii iyo 2012...
Monday, March 1, 2021
-
Cukuse Oo Ka Hadlay Warqada Danbi La’aanta Ee Musharaxiintu Ka Qayliyeen Iyo Saamaynta Qabyaalada Ee Arimaha Doorashooyinka
Hargeisa:(Marsanews) La Taliyaha Arimaha Doorashooyinka ee Madaxwaynaha Md, Cabdilahaai Maxamed Daahir (Cukuse) oo warfidiyeenka u waramayay ayaa ka hadlay arimo la xidhiidha shuruudaha musharaxiinta gaar ahaan warqada danbi la'a...
Saturday, February 27, 2021
-
Xoghaye Saamiya Fiishar Oo Ka Hadashay Ahmiyada Ciidamada Bilayska JSL Iyo Kaalinta Ay Bulshada Ugu Jiraan
Hargeisa:(Marsanews) Xoghayaha guud ee waqooyiga ameerika u qaabilsan xisbiga hogaaminta talada dalka ahaya ee kulmiye Marwo Saamiya Maxamed Ismaacil (Fiishar) ayaa qoraal ay soo saartay oo aanu nuqul ka mida helnay, ayay xog...
Friday, February 26, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan
Hargeisa:(Marsanews) Qaramada Midoobay, ayaa ka hadashay Ahmiyadda Gobolka Geeska Afrika uu u leeyahay Qaaradda Afrika iyo guud ahaan Caalamka.
Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ...
Wednesday, February 24, 2021
-
Gabadh Weriye ah oo Sheegtay In Ciidanka S/land Tacadiyo & Jidh-dil u Geysteen Iyada & Hooyadeedba
Hargeisa:(Marsanews) Gabadh ka mida suxufiiyiinta ka hawlgala magaalo madaxda jamuuriyada somaliland ee hargaysa oo warfidiyeenku ku booqday gurigeeda ayaa sheegtay in ciidamada bilaysku u gaysteen tacadi iyo jidh dil.
Halkan ...
Sunday, February 21, 2021
-
Shuruudaha Musharaxiinta Looga Baahan Yahay Oo Gudida Doorashooyinku Shaaciyeen
Hargeisa:(Marsanews) Iyadoo Ay Muddo 100 maalmood ah, ka hadhsan tahay Wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto Doorashooyinka gole-yaasha Wakiillada iyo deegaanka, Oo la filayo in ay dhacaan 31 bisha May.
Xili Ay ...
Sunday, February 21, 2021
Next Page »
|
|