marsanews.com
Ciidamada Amaanka Ayaa Guud Ahaanba Albaabada u Laabay Telifishanka Star
June 25, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Ciidamada Booliska somaliland, ayaa la wareegay xarunta Telefishanka Madaxabanaan ee Star Tv uu ku leeyahay Magaalada Hargeysa.

Wararka la xidhiidha xadhiga telifishanka Star ayaa lagu sheegayaa in ciidamada amaanka oo sita warqad sharciya oo ka soo baxday maxkamada ay xaruntaa telifishanka albaabada u laabeen, iyadoo aan wali wax war ahi ka soo bixin sababta keentay xadhiga telifishanka, balse ila-wareedo ayaa noo xaqiijiyay in telifishanka star oo qayb laxaadle ka qaatay kacdoonkii lagu wiiqayay xasiloonida wadanka jabuuti, in ay qayb ka tahay sababaha dhabta ah ee xiligan xadhigiisa keenay.

Ma jiraan wax war ah oo si rasmiya daboolka uga qaadaya xadhiga xarunta telifishanka star tv

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews