marsanews.com
Ciidamada Amaanka Ayaa Soo Qabqabtay Dad Looga Shakisan Yahay Dilkii Taliyaha Sirdoonka
March 17, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Taliyaha Booliska gobolka Sool, Axmed Cabdullaahi Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo baaritaano ah oo laamaha ammaanka ay ka sameeyeen magaalada Laascaanood, kadib markii xalay lagu dilay taliyihii sirdoonka gobolkaasi, marxuum Cabdiqani Guhaad.

Taliyaha qeybta Booliska ayaa sheegay in dilka marxuumka ay u soo qab qabteen illaa saddex qof oo lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen dhacdadaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in raggaasi ay ku wareejiyeen hay’adaha Garsoorka Somaliland, islamarkaana ay haatan ku socdaan baaritaano dheeraad ah.

Marxuum Guhaad ayaa Salaadii Cishaha kadib rag hubeysan waxa ay ku toogteen afaafka hore ee gurigiisa, kuwaas oo goobta isaga baxsaday falka kadib. Taliyaha la dilay ayaa gacanta ku hayey baarista qaraxii labo todobaad ka hor lagu khaarajiyey guddoomiyahii maxkamada gobolka Sool, Xasan Sheekh.

Maalmihii dambe waxa Isa Soo Tarayay Khal Khal Gelinta amniga magaalada Laascaanood.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews