marsanews.com
Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga u Taxaabay Afhayeen Barkhad Iyo Xoghaye Khadar
November 17, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Ciidamada bilayska somaliland ayaa goor dhawayd xabsiga u taxaabay afhayeenkii xisbiga waddani Barkhad jaamac batuun Iyo xogahaye Khadar.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo aanu helnay waxa ciidamada amaanku xabsiga ku rideen labadaa masuul wakhti ay ku hawlanaayeen suurta galinta baaqii gudoomiye ciro u diray taageerayaashiisa.

Xadhiga labadan masuul ee ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaan wali si rasmiya looga hadal.

Waxii war ah ee ka soo kordha waxa aad kala socotaan Mrsanews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews