marsanews.com
Ciidamada Maamulka Puntland Oo Gebi Ahaanba Ka Dareeray Jiida Galgala Mushahar La’aan Awgeed
July 19, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Wararka Naga Soo gaadhaya Magaalada Bosaso ayaa sheegaya in ciidamaddii Daraawiishta ee Maamul goboleedka Puntland gaar ahaan ciidamadii fadhiyay aaga Galgala ay saldhigyadoodii baneeyeen.

Ciidamadan oo qayb Ka midi u gudubtay dhanka Boosaso ayaa kacabanaya inaysan mudo helin mushahar kii ay xaqa u lahaayeen taas oo Maamulka hada jira ay ku eedeeyeen musuq maasuq iyo isdaba marin xoog leh.

Maaha markii u horreysya ee ciidamada maamul-goboleedka Puntland ka gadoodaan mushahar la’aan haysata, hase yeeshee arrintani dhawr jeer ayay soo noqnoqotay.

Ilaa iyo hada inta la ogyahayna maamulka talada puntland hayaa kamay hadal oo wax wara oo rasmiya kamay soo saarin balse waxa ay intaasi wararku ku darayaan in xarunta madaxtooyada ee gobolkaa puntland looga arimiyo ay ku jirto jahawareer siyaasadeed.

Sources. Gaaxnuugonline

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews