marsanews.com
Ciidamada Qaranka JSL Oo La Sheegay Inay Saldhig Kala Wareegeen Ciidamada Maamulka Somaliya Ee Puntland
January 15, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Wararka ka imanaya dhinaca gobolka sool ayaa sheegaya in deegaanka Boocame ee gobolka Sool ay Ciidamo ka tirsan Somaliland goordhoweyd la wareegen Saldhigii deegaankaasi ku yaalay oo ciidamada Puntland ay hore uga talin jireen.

Saldhigaasi Boocame oo ay hore gacanta ugu hayn jireen ciidamo taabacsanaa Puntland ayaa la sheegayaa inay maanta kala wareegeen ciidamo ka mida ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland

Ciidamadanka qaranka ee maanta la wareegay saldhigaasi ay wararku sheegayaan in ay halkaasi ka taageen calankii somaliland, kadib markii ay meesha isaga yaaceen maleeshiyadii ka amarka qaadan jirtay maamulka somaliya ee Puntland, waa sida ay ku soo waramayaa dadkii deegaankaasi ku dhaqnaa.

Wali ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac oo la xidhiidha arintaasi, balse waxa wararkan xaqiijinaya ilo-wareedo lagu kalsoon yahay oo ka ag dhaw aagaas.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews