marsanews.com
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigey Janankii Ciidamada Dagaalka Ee Puntland General ( Muxiyadiin) & Maxaabiis Badan Oo Kale
May 25, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Taliyihii Aaga Dagaalka Ee Maamulka Puntland General Muxiyadiin Axmed Muuse, ayaa gacanta lagu dhigay kadib markii ciidanka Puntland Weerrar kusoo qaadeen saaka fadhiisinka hore ee deegaanka Tukaraq ee Ciidanka Qaranka Somaliland.

Warkan oo shabakada wararka ee Marsanews ay u xaqiijiyeen ilo xogogaala,  qabashada sarkaalkan ayaaa intaa ku ladhay in   General Muxiyadiin Axmed Muuse uu ka mid ahaa sarkaalka ugu sareeya ee lagu qabtay  dagaalka, iyadoo ay jiraan sida ay wararku sheegayaan maxaabiis labaataneeyo ah oo laga qabtay Ciidanka Maamul goboleedka Puntland.

Maxaabiista laga qabtay Puntland, waxay wararku sheegayaan in ay u badan yihiin Ciidamadda Badda ee Maamul goboleedka Puntland ee lagu magcaabo Saracen oo dawladda Imaaraadku maal geliyo Iyo kuwa loo yaqaan shahaado la dirirka.

sidoo kale wararka, ayaa sheegaya in gaadiid dagaal laga qabtay maamulka Puntland, Isla markaana dhaawacyo baddan la gaadhsiiyay Cusbitaalka Garoowe, islamarkaana ay jirto khasaare dhimasho aad u tiro badan oo ciidamada maleeshiyadka puntland soo gaadhay.

Dhinaca Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa khasaare sahlan soo gaadhay, Isla markaana ay jiraan dhimasho iyo dhaawac ba.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews