Daawo: Afhayeenka Madaxtooyada’ Aniga Ciro Isku Reer Baanu Nahay S/land Dadka Ku Noolina Xaq Iyo Xuquuq Isku Mid Ah bay Leeyihiin
November 17, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Afhayeenka madaxtooyada somaliland oo maanta xarunta dalka looga arimiyo kula hadlayay warfidiyeenka ayaa jawaab ka bixiyay hadalo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani maanta u jeediyay bulshada.