Daawo: Anagu Afartan Milyana Idinka Qaadan Mayno Xisbina Idanka Furan Maynee Waxaanu Qabanaynaa Waa Masuuliyada Na Saaran
December 28, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada horumarinta jidadka iyo gaadiidka Cabdilaahi Abokor oo kormeer ku tagay dhismaha wadada ceerigaabo ayaa halkaa hadal uu ka jeediyay kaga waramay sida ay u socoto dhismaha wadadu, sidoo kalena heedho duur-xul ah, ku duray afartan jirkii afartanka milyan haystay.