Daawo: Aragtida Shacbiga Reer Hargaysa Ay Ka Qabaan Soo Celinta Gudidii Hore ee Doorashooyinka
December 18, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Shacbiwaynaha ku dhaqan magaalo madaxda jamuuriyada somaliland ee hargaysa ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay go’aankii ergada dhex-dhexaadinta ee ay ku jirtay in komishankii hore la soo celiyo.