Daawo: Axmed Madoobe Oo Sheegay In Maamulka Farmaajo Iyo Al-shabaab Ay Isku Mid Yihiin
March 7, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha maamul goboleedka somaliya ee Jubaland Md, Axmed Madoobe oo la hadlayay golahiisa baarlamaanka ayaa sheegay in maamulka uu farmaajo horjoogaha u yahay iyo al-shabaab ay isku mid yihiin.