Daawo: Badhasaabka Sanaag Oo ka Hadlay Arinta Nabadgelyada, Horumarka iyo Maleeshiyada Caare
December 5, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanrews) Badhasaabka gobolka sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) oo xafiiskiisa kula hadlay warfidiyeenka ayaa ugu horayn sheegay in mashaariicdii horumarinta gobolka oo madaarku ka kaw yahay la bilaabayo, sidoo kalena arimaha nabadgelyada sheegay inay meel fiican marayso, isagoo xusay in arinta caare.