Daawo: Barnaamuj Aad u Xiiso Badan Oo Ka Hadlaya Xeebaha Galbeedka JSL
November 1, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Barnaamujkan oo diirada saaraya dhererka iyo xogta dhabta ah ee xeebaha galbeedka jamuuriyada somaliland ayaa ah mid ay si xeel-dheeri ka muuqato loo soo diyaarayay isagoo aad ka dheehan karto khayraadka dalka ku duugan.