Daawo: Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco Oo Ku Dhawaaqay Shir Ay Wada Yeelanayaan Iyo Wakhtiga Uu Qabsoomayo
March 3, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsnews) Beelaha bariga iyo galbeedka burco salaadiintooda ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay shir ay sheegeen inuu ka dhacayo magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco, shirkaas oo ay sheegeen inay kaga tashanayaan aayahooda.