Daawo: Boobe Oo Sidii Caadada Ahayd Jawaab Waafiya Hawada u Mariyay Mid Ka Mida Wasiirada Somaliya Ee Kaaraha Lagu Ilaaliyo
March 26, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mujaahid, qoraa Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo warfidiyeenka u waramayay ayaa si adag uga jawaabay hadalada diciifka ah ee maamulka somaliya meelaha ka yidhaahdaan gaar ahaan wasiirka gaadiidka iyo hawada.