marsanews.com
Daawo: C/karin Qalbi-dhagax Oo Sheegay Farmaajo Iyo Khayre Oo Itoobiya Ka Dalbaday In La Khaarajiyo Xiligii Itoobiya Ay Xabsiga Ka Sii Daynaysay
January 17, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Halgamaagii ururka ONLF ee xukumada farmaajo ay itoobiya u gudbisay Cabdikarin Qalbidhagax oo mudo lixbilood gaadhaysa xabsiga itoobiya ku jiray, balse xiligii isbadalku ka dhacay itoobiya laga soo daayay xabsi ayaa waraysi dheer oo lala yeeshay ku sheegay in wakhtigii la sii daynayay ay farmaajo iyo khayre ay madaxda dawlada fadaraalka itoobiya ka dalbadeen inaan la soo dayn ee la khaarajiyo hadii kalena xabsi dheer lagu hayo, arintaas oo uu sheegay in ay dawlada itoobiya saraakiil ka tirsan oo uu ka magacaabau Gabra inay dadaalo badan u galeen sidii aan jigjiga cabdi ilay loogu gacan galinin.

Halkan ka daawo muuqalka waraysiga

La Soco Habeen Danbe Qaybta 2aad Ee Waraysigan oo Xiiso Badan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews