Daawo: C/laahi Cukuse’ Mudahraadku Waa Mid Dadka Ka Yimaada Ee Maaha Mid Lagu Ajburo Mana Filayo Inay Jirto Sabab Maanta Keeni Karta Mudahraad
November 17, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirkii hore ee wasaarada xalaalada xoolaha jamuuriyada somaliland xukuumasdii madaxwayne silanyo Md, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo warfidiyeenka la hadlay ayaa ugu horayn sheegay in aanu filayn wax lagu mudahraado inay jirto islamarkaana aanu dalku u baahnayn wax dhibaato galiya.