Daawo: C/laahi Dirawal Oo Daadafeeyay In Somaliya Lala Hadlo Kuna Taliyay In Golayaasha Baarlamaanka Ee Furay Wada-hadalada Ay Dib u Xidhaan
April 8, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Siyaasi Cabdilaahi Iimaan Xuseen (C/lahi Dirawal) oo warfidiyeenka u waramayay ayaa sheegay in loo baahan yahay in layska oodo albaabka wada hadalada islamarkaana golaayaasha sharcidajinta u soo jeediyay in ay dib uga noqdaan wada-hadaladii ay hore u fureen.