Daawo: Cabdilaahi Dheere’ Wax Xisbi La Yidhaa Ma Jiro Ee Siyaasiyiinta Reer Awdal Waxaan Ugu Baaqayaa Inay Ka Baxaan Xisbiyada
November 8, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Cabdilaahi Ibraahin Habane (Cabdilaahi dheere) wasiirkii hore ee waxbarashada xukuumadii silanyo, oo warfidiyeenka la hadlaayay ayaa sheegay inaan somaliland wax xisbi ahi ka jiree ee ay jiraan sadex xisbi oo laba garxajis leeyahay iyo mid habar awal leedahay, islamarkaana aanay aqbali karin.