Daawo: Cabdilaahi Jawaan’ Kulmiye Waxaan Uga Baxay Qabiil, Waddani Oo Ka Sii Daran baan Tagay Isna Dibadaan Uga Soo Booday
November 7, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo mid ka mida warfidiyeenka u waramayay ayaa ugu horayn ka hadlay sida uu u arko taliyayaasha ciidanka bilayska ee madaxwayne biixi magacaabay iyo arimo kale oo la xidhiidha xisbiyada qaranka.