Daawo: Ciidamada Amaanka Oo Soo Badbaadiyay Ajaanab Laga Afduubtay G/saaxil Iyo Afduubayaashii Oo Qaar Ka Mida..
October 31, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Shaqaale ajaanaba oo ka mida shaqaalaha ka hawlgala deegaanka gobolka saaxil ayaa afduub loo kaxaystay, balse gurmad ay ciidamada amaanku kaga dabatageen ayaa lagu soo badbaadiyay tiyoo afduubayaashiina qaar ka mida.