Daawo: Ciidamada Amaanka S/land Oo Ka Warbixiyay Askari Dilay Wiil Dhaliyaro Ah Iyo Gaadhi La Afduubay
December 24, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Taliyaha ciidamada laanta danbi baadhista somaliland Gaashanle sare Faysal Xiis, ayaa markii u horaysay ka warbixiyay faldanbiyeedyo isugu jira dil iyo afduub gaadhi oo ka dhacay dalka gudihiisa.