Daawo: Ciidamada Buuhoodle Oo Sheegay Inay Ku Daba Jiraan Koox Sheegatay Inay Jabhad Yihiin Iyo Fariinta Ay Shacbiga u Direen
December 4, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Ciidamada qaranka jamuuriyada somaliland ee fadhiisinkoodu yahay Buuhoodle ayaa bilaabay halgalo ay ku baacsanayaan kooxo qaswadayaala islamarkaana ay abniga ciidamadaasi ay abniga guudna ku sugayaan.