Daawo: Ciidamo ka Tirsanaa Maamulka Puntland Oo Isu Soo Dhiibay S/land
January 19, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Tiro Ciidamo ah oo lagu qiyaasay dhawr iyo labaatan ka tirsanaa saldhiga boocame oo ay ka arimin jirtay maamulka puntland ayaa haatan ku soo wareegay gacanta somaliland islamarkaana ay ciidamdii saldhigaa joogay ee ayidsanaa puntland ay isu soo dhiiben somaliland.