Daawo: Ciidanka Booliska Oo Soo Bandhigay Raxan Gorgor Ah Oo Weeraray Nin Xoolo Dhaqato Ah Iyo Dhaawac Ka Soo Gaadhay
September 26, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Ciidamada bilayska ee gobolka saraar ayaa soo bandhigay gorgor weeraray in xoolo dhaqato ah islamarkaana sheegay in gorgorkii la dilay balse dhaawac uu gaadhsiiyay.