Daawo: Cukuse Muxuu ka yidhi Waxa Laga Yeelayo Muddo kordhintii Guurtidu u Sameeyeen Golaha Wakiiladda? Iyo Ajaanabka La Shaqaynaya Gudida Doorashooyinka
March 9, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) La Taliyaha arimaha doorashooyinka ee madaxwayne biixi oo la hadlayay warfidiyeenka ayaa suaalo laga waydiiyay sida uu u arko mudo kordhintii guurtidu u samaysay golaha wakiilada kaga jawaabay sidan.