Daawo: Cukuse Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay Iyo Arimaha Doorashooyinka
December 2, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) La Taliyaha arimaha doorashooyinka Ee Madaxwaynaha Md, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo warfidiyeenka u waramay ayaa hadal kooban ku sheegay inuu saacad kasta heegan ugu jiro sidii uu qaranka ugu shaqayn lahaa, silamarkaana sheegay in araimaha doorashooyinka ay hawl badani hadhsan tahay, balse gudidii doorashada uun la magacaabay.