Daawo: Daahir Riyaale Oo Ku Taliyay In Xisbiyadu Ay Shaadhka Qabiilka Iska Dhaafan Oo Dadka Ku Hogaamiyaan Xisbinimo
September 30, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynihii hore ee jamuuriyada somaliland Md, Daahir Riyaale Kaahin oo telifishanka sahan u waramayay ayaa ugu horayn ba ku taliyay in xisiyadu ay ku soo noqdaan xayndaabkii xisbinimada oo ay iska daayan shaadhka qabyaalada.