Daawo: Dareenka Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Burco Ay Ka Bixiyeen Ansixintii Xubnaha Cusub Ee Gudida Doorashooyinka
November 13, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Bulsho waynta ku dhaqan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa cabiray dareenka ay ka qabaan ansxintii shalay ee golaha wakiiladu aqlabiyada ku meel mariyeen xubnaha cusub ee gudida doorashooyinka.