Daawo: Dareenka Shacbiga Oo Ka Midaysan Inaan Buuq Iyo Rabash Dalku u Baahnayn
November 21, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Shacbiwaynaha jamuuriyada somaliland gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalo madaxda hargaysa oo microfoonka lala dhexmaray ayaa guud ahaan ba isaga aragti ah inaan xiligan loo baahnayn isu soo bax ama mudahraad iyo waxii la hal-maala ee loo baahan yahay in sharciga dalka u yaala loo hogaansamo.