Daawo: Dawlada Iran Oo Sheegtay Khasaaraha Dhimasho Ee Weerarkii Gantaalaha Ay Ku Gaadhsiiyeen Ciidamada Maraykanka
January 8, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa;(Marsanews) Dawlada kacaanka islaamka ee Iran ayaa telifishanka wadankoodu uu baahiyay warar sheegay in xoogaga kacaanka islaamiga ah ee iran ay bilaabeen aargoosigii ay ugu aar gudamayeen taliyhii ciidamadooda ee dhawaan maraykanku dilay, iyagoo sheegay in gantaalo ay la beegsadeen laba saldhig oo maraykanku ku leeyahay wadanka ciraaq ay ku dileen askar maraykan ah oo tiradoodu dhan tahay.