Daawo: Dayr Oo Sheegay In Beesha Caalamku Xuquuqda S/land Duudsido Marka Doorasho Dib u Dhacdana Ay Hargaysa Ku Soo Yaacan
December 22, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xuseen dayr afhayeenkii hore ee xukuumadii madaxwayne silanyo oo warfidiyeenka u waramayay ayaa sheegay in beesha caalamku aanay somaliland wax dan ah ka lahayn ee ay ujeedooyin kale wataan, islamarkaana ay tahay in laga fiirsado xidhiidhka ay somaliland la leedahay beesha caalamka.