Daawo: Dhalinyarada G/awdal Oo Sheegay Inay Meel Uga Soo Wada Jeedaan Cidii Wal Ee Nabadgelyo Daro Ka Wada Gobolka
November 21, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madal ay isugu yimaadeen haldoorka dhalinyarada reer awdal iyo masuuliyiin ka kala tirsan xukuumada iyo golaha wakiilada oo ka qabsoontay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorame ayaa lagaga hadlay nabadgelyada iyo mihiimada ay gobolka u leedahay.