Daawo: Dib u Milicsiga Habdhaqankii Ramaax Xiliyadii Uu Xayndaabka Dawlada Ku Jiray Iyo Haatan Waxa Uu Microfoonada Ka Shubo
November 9, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Waxaan shaki ku jirin in badiba siyaasiyiinta sabanku ay minqiyaas qaldan ka haystaan siyaasada fahankeeda oo xiliyada ay ku jiraan xayndaabka dawlada uun ay yihiin kuwo.