Daawo: Doorashadu Si Ay u Dhacdo Waa Inay Faysal Iyo Ciro Aqbalaaan
December 11, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid laantiisa wadanka ingiriiska ayaa labada xisbi mucaarid gudoomiyayaashooda u soo jeediyay inay doorashada aqbalaan oo caqabada ka hor qaadaan.