Daawo: Dr, Adna Oo Ka Mida Waftiga Madaxwayne Biixi Ee Ku Sugan Jamuuriyada Guinea Oo Kulan Balaadhan Ka Jeedisay Warbixin Ku Saabsan Somaliland
July 4, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Dr, Adna Aadan Dhakhtar oo ka mida waftiga uu hogaaminayo madaxwaynaha jamuuriyada somaliland ee safarka shaqo ku jooga jamuuriyada Guinea ayaa halkaas kulan balaadhan ka jeedisay taariikhda somaliland islamarkaana sheegaty.