Daawo: Eng, Axmed Oo Si Xeel-dheeri Leh Uga Hadlay Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada
March 11, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Eng, Axmed Ibraahin oo ka mida musharaxiinta u tartami doona doorashada golaha wakiilada, ahna khabiir aqoon iyo waayo-aragnimo balaadhan u leh biyaha ayaa si xeeldheeri leh u falanqeeyay ugana hadlay mashruuca biyo balaadhinta caasimada, islamarkaana talooyin u soo jeediyay wakaaladi biyaha hargaysa.