Daawo: Ergadii Dhex-dhexaadinaysay Xisbiyada Iyo Xukuumada Oo Go’aamo Soo Saaray
December 16, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Ergadii u kala dab-qaadaysay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ee ku hawlanayd soo afjarista khilaafaadka siyaasiga ah ee mudada badan ka dhex aloosnaa dhinacyad mucaaridka iyo xukuumada, ergadaas oo manta warfidiyeenka la hadlaysay ayaa sheegtay inay soo saareen go’aano ay u arkaan inay yihiin xal.