Daawo: Ergadii Isku Xilqaantay Dhex-dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo War Ka Soo Saaray Hawshii Ay Ku Jireen
November 26, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Ergo ka kooban culimo-udiin, abwaano iyo ganacsato, maalmahan ba ku hawlanaa sidii ay u damin lahaayeen khilaafaad siyaasiya oo soo kala dhex galay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada, ayaa warbaahinta u sheegay.