Daawo: Faadumo Siciid Oo Sheegtay In Salaadiintu Aanay Meelna Ka Soo Galin Wada-hadalada S/land Iyo Somaliya Ee Dalka Ay Dawladi Ka Jirto + Maaha In Lagu Degdego Wada-hadal
April 8, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Marwo Faadumo Siciid oo ka mida siyaasiyiinta madaxa banaan ee reer somaliland oo waraysi lala yeeshay ayaa daadafaysay sheegashada salaadiinta ku goodiyaya ka qaybgalka wada hadalada somaliland iyo somaliya ee aan xiligeediiba joogin, marwo faadumo ayaa sheegtay in sharciyan dalka ay dawladi ka jirto oo iyadu xaq u leedahay cida ay wada hadalada ku darayso.