Daawo: Faalada Iyo Falanqaynta Todobaadka Ee Siyaasada Arimaha Dibada S/land
August 5, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mudooyinkan danbe xukuumada somaliland ayaa dardar galin xoogle ku samaysay siyaasadeeda arimaha dibada iyadoo ciyaartay door mihiima kadib isbadalo siyaasadeed oo gobolka ka socda islamarkaana ay ka dhasheen fursado siyaasadeed oo horumarin kara qadiyada madaxbanaanida somaliland.