Daawo: Fanaaniinta Qaranka Somaliland Oo Fariin u Diray Xukuumada
March 5, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) fanaaniinta qaranka jamuuriyada somaliland oo maanta shir jaraaid ku qabtay Hinda dhawr ayaa ka hadlay arimo la xidhiidha fanaaniinta qaranka islamarkaana fariin u diray xukuumada.