Daawo: Garnaqsiga Xukuumada Iyo Dhaliisha Mucaaridka + Cadaynta Dacwado Garsoorka Loo Gudbinayo
December 31, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xubno ka tirsan xisbiyada mucaaridka ayaa dhawaan eedo culus u jeediyay xukuumada iyagoo ku sheegay in dhul loo dhisayo ciidamada asluubta la iibiyay, balse taliyaha ciidamada asluubta iyo wasiirka hawlaha guud, iyo waliba maayirka oo si wada jira uga hadlay ay beeniyeen sheegeena in cadayn looga baahan yahay inamadan yaryar ee waxkasta isaga hadlaya.