Daawo: Gudida Cusub Ee Doorashooyinka Oo Hortagay Gudida Arimaha Gudaha Ee Wakiilada Iyo Xubintii Xisbiga Wadani Oo Ka Soo Xaadiri Wayday
November 10, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudida cusub ee doorashooyinka oo dhawaan madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi uu u soo gudibyay golaha wakiilada ayaa maanta hortagay gudida joogtada ah ee golahaasi.