Daawo: Gudiga Heer Qaran Ee Ka Hortaga Cudurka Coronovers Oo Go’aamo Soo Saaray Iyo fasaxa Ardayda
March 17, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudidii uu madaxwaynaha jamuuriyada somaliland u magacaabay ka hortaga xanuunka caronavers ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kaga digayaan xanuunkaasi aduunka sida ba’an ugu fidaya